Skip to content

Latest commit

 

History

History
362 lines (181 loc) · 23.2 KB

somali.md

File metadata and controls

362 lines (181 loc) · 23.2 KB

BBC Somali

Dad ku qasbanaaday in ay wabi dabaal uga gudbaan iyaga oo ka cararaya colaad ka jirta dalkooda

Jimco, Febraayo 28, 2025 ee 4:36:06 GD

Boqolaal qof oo u dhashay dalka Congo oo magangelyo weydiistay Burundi ayaa waxaa qaaday biyaha webiga Ruzizi, iyagoo ka cararayay dagaallada u dhaxeeya M23 iyo ciidamada dowladda.

Dhakhtarii wehelka la ahaa saalada qalliinka xiliyadii dagaallada iyo qaraxyda oo Muqdisho lagu aasay

Jimco, Febraayo 28, 2025 ee 3:01:28 GD

Allaha u naxariistee waxaa maanta lagu aasay magaalada Muqdisho Dr Maxamed Yuusuf Xasan oo muddo dheer agaasime ka ahaa isbitaalka Madiina, isla markaana ahaa dhakhtar qalliin xilliyadii dagaalladu ka socdeen Soomaaliya.

Maxay uga dhigantahay bariga dhexe baaqa hoggaamiyaha xiran ee Kurdiyiinta ee ah in ay hubka dhigaan kooxda PKK?

Jimco, Febraayo 28, 2025 ee 1:50:17 GD

Kaliya Cabdillaahi Ojalaan uguma yeerin xubnaha xisbigiisa in ay hubka dhigaan ee waxa kale oo uu ugu baaqay in si buuxda loo kala diro ururka oo la aasaasay 1978-kii.

Milatariga Israa'iil oo markii ugu horreysay shaaciyay guul-darrooyinkii weerarkii 7 Octoober ee Xamaas

Jimco, Febraayo 28, 2025 ee 8:04:58 GH

Milatariga Israa'iil ayaa daabacay warbixintii ugu horreysay ee rasmi ah taas oo la xiriirta khaladaadkii u horseeday guul-darradooda intii lagu jiray weerarkii Xamaas ee 7-dii Oktoobar 2023, kaasoo dhaliyay dagaalka Gaza.

Ramadan 2025: Wax ka ogow xubnaha muhiimka ah  ee jirkaaga oo soonku faa’iido gaar ah u leeyahay

Jimco, Febraayo 28, 2025 ee 6:44:09 GH

Baaritaanno badan oo hore looga sameeyay soonka ayaa waxay ka wada siman yihiin inuu faa'iido uun u leeyahay bani'aadamka.

Qaraxyo iyo rasaas lagu furay banaanbax ay qabteen fallaagooyinka Congo iyo waxa ilaa haatan laga ogyahay

Khamiis, Febraayo 27, 2025 ee 5:24:10 GD

Rasaas iyo qaraxyo ayaa ka dhex bilowday isu soo bax ay hoggaamiyeyaasha fallaagada ku qabsadeen magaalo ay dhawaan qabsadeen oo ku taal bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo.

Boqorka muslimka ah ee ka codsanaya dadkiisa in aanay xoolo qalin ciidda

Khamiis, Febraayo 27, 2025 ee 5:06:24 GD

Boqor Maxamed 6-aad ee dalka Morocco ayaa ka codsaday dadkiisa in ay ka qalashada ariga ee Ciidda Carafo ee sanadkan, sababo la xiriira hoos u dhaca weyn oo ku yimid xoolaha dalkaasi.

Sidee Soomaalida u saameynayaa sharci la wareegidda hantida aan la caddeyn halka ay ka timid ee Itoobiya?

Khamiis, Febraayo 27, 2025 ee 4:52:51 GD

Dalka itoobiya, sharci awood u siinaya mas'uuliyiinta inay baaraan oo ay la wareegaan hantida lagu helay "si aan caddeyn" ayaa baarlamaanka Itoobiya ansixiyay. Sharcigu waxa uu u ogolaanayaa masuuliyiinta in ay la wareegaan hantida ku salaysan heerarka madaniga ah ee aan la caddeyn karin.

Maxay booqashada Abiy Axmed kaga duwan tahay tii uu ku tagay Soomaaliya xilligii Farmaajo?

Khamiis, Febraayo 27, 2025 ee 9:12:52 GH

Rii'sulwasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa goor dhaw kasoo degay magaalada Muqdisho iyadoo halkaas uu kusoo dhaweeyay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmuud.

Daaweyn cusub oo loo helay carruurta ku dhalata Indho la'aanta

Khamiis, Febraayo 27, 2025 ee 10:09:09 GH

Sida ay sheegeen dhakhaatiirta isbitaalka Indhaha Moorffield ee London tijaabada daaweynta hidda sidaha ayaa ka caawisay afar carruur ah oo ku dhashay mid kamid ah qaababka ugu daran ee indho la'aanta xilliga carruurnimada, iyaga oo helay horumar badashay noloshooda oo la xiriirta araga.

Booqashada Abiy Axmed uu Muqdisho ku tagay, iyo waxyaabaha la filayo in ay ka wadahadlaan isaga iyo madaxda Soomaaliya

__

Ku soo dhawaada tebinteenna tooska ah

Sifa Maxamed: 'Waxaan ku khasbanaaday inaan oggolaado kufsi intii la i dili lahaa'

Khamiis, Febraayo 27, 2025 ee 4:24:27 GH

Haweenka ayaa dib u gocanaya kufsigii loogu geystay xabsi ku yaalla DR Congo, iyadoo dalkaasi uu galay xaalad qasnaan ah kadib markii fallaagada ay kusii siqeen magaalada Goma.

Ciyaartoyda hibada leh ee Afrika oo ku sii badanaya horyaalka Sacuudiga

Arbaco, Febraayo 26, 2025 ee 5:48:38 GD

Ciyaartooyda qaar waa magacyo caan ka ah adduunka sida Pierre-Emerick Aubameyang, Sadio Mane iyo Riyad Mahrez, laakiin ciyaartoy badan oo aan caan ahayn ayaa sidoo kale horumaraya.

AUSSOM: Dalalkee ciidankoodu ay ka mid noqonayaan, muxuuse uga duwan yahay howlgalladii hore ee nabad-ilaalinta?

Arbaco, Febraayo 26, 2025 ee 4:01:06 GD

Masar ayaa ah dalka kaliya ee ku cusub howlgalka marka loo eego dalalka kale oo horey qayb uga ahaa howlgalladii ka sii horreeyey ee AMISOM iyo ATMIS.

Dhegeyso: Dowladda Soomaaliya oo BBC uga warrantay dagaalladii ugu dambeeyay ee Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

Arbaco, Febraayo 26, 2025 ee 3:10:12 GD

Waxaa jira wayay sheegaya in xalay duqeyn xagga cirka ah oo lala beegsaday gaadiid ay wateen al-Shabaab meel ku dhow maagalada Daaru Nimca.

"Naafanimadaada wiilkeenna ha u gudbin" Gabadh Soomaali ah oo dhibbane u noqotay tacaddiyada jinsiga

Arbaco, Febraayo 26, 2025 ee 1:20:05 GD

Sharciga taariikhiga ee Ilaalinta Xuquuqda Naafada Qaranka Soomaaliya iyo waxa uu ka dhigan yahay.

Dhacdo naadir ah oo aan soo noqon doonin ilaa 2040 ka oo cirka ka dhacaysa

Arbaco, Febraayo 26, 2025 ee 9:43:33 GH

Cirbixiyeenada ayaa xiiso gooni ah qaba todobaadkaan maadaama ay dhawaan todobada meere ee kala ah Mars, Jupiter, Uranus, Venus, Neptune, Mercury, iyo Saturn ay samada ka soo muuqan doonaan muddo kooban xilliga fiidka.

Ukraine oo aqbashay dalabkii Trump iyo heshiis ay shegeen inay la gaareen Maraykanka

Arbaco, Febraayo 26, 2025 ee 5:08:02 GH

Ukraine ayaa ogolaatay qodobbada heshiisyada macdanta ee Maraykanka, sida uu BBC u sheegay sarkaal sare oo ku sugan Kyiv.

Faahfaahin ka soo baxaysa duqeyn lala beegsaday Daacish oo laga fuliyay Puntland

__

Ku soo dhawaada tebinteenna tooska ah

Xamaas oo xaqiijisay dilka, ninka ay Israa'iil u taqaannay 'Bisadda leh Sagaalka Nafood`

Jimco, Janaayo 31, 2025 ee 3:46:24 GH

Israa'iil waxay sheegtay in Deif uu ka mid ahaa dadkii mas'uulka ka ahaa qorsheynta weerarradii 7-dii Oktoobar ee koonfurta Israa'iil oo ay ku dhinteen 1,200 oo qof, 251 kalena ay afduub ahaan ugu qabsadeen.

Mareykanka oo sheegay inay duqaymo dhanka cirka ah ku qaadeen Xuutiyiinta

__

Ku soo dhowaada tebinta tooska ah ee BBC-da

Xisbullaah iyo Israa'iil oo loogu baaqay in ay xiisadda dejiyaan

__

Ku soo dhawaada tabinteenna tooska ah ee maanta

Israa'iil oo shaacisay tiro askarteeda ah oo looga dilay Rafax iyo Xamaas oo ka hadashay

Axad, Juun 16, 2024 ee 3:46:53 GH

Dilka sideedda askari ayaa ah dhacdadii ugu darnayd ee ciidamada Israa’iil l ay kala kulmaan marinka Qasa tan iyo bishii Janaayo ee sanadkan.

Wararkii ugu dambeeyay dagaal beeleed dad badan ku dhinteen oo ka dhacay gobolka Galagduud iyo sida hadda xaaladdu tahay

Arbaco, Maayo 29, 2024 ee 5:46:45 GH

Kusoo dhawaada tebinteenna tooska oo aad ka heli kartaan wararkii ugu dambeeyay.

Muxuu salka ku hayaa dagaalka Baladweyne, maxayse yihiin ragga ku dagaalamaya?

Khamiis, Maarso 14, 2024 ee 4:56:50 GD

Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ka dhacay dagaal u dhexeeya ciidamo kala taabacsan Hirshabeelle iyo ciidamo taabacsan koox la magac baxday Hiiraan State oo ku sugan gudaha Baladweyne.

Dal ay Soomaali badan iska dhiibto oo qaadashada baasaboorkisa ku xiray aqoonsiga Israa'iil

Jimco, Diseembar 15, 2023 ee 5:03:33 GH

Waayadan dambe, dagaalka Qasa waxa uu caqabado aan hore loo arag ku noqday qaar ka mid ah Muslimiinta kunool dalalka Yurub

Sida wiilkan Soomaaliyeed u hirgeliyay adeeg mobile oo Af Soomaali iyo afaf kale lagu barto

Isniin, Noofeembar 20, 2023 ee 8:34:20 GH

Cabdinur Cali Mahdi, oo bartay cilmiga tiknolojiyadda ayaa hindisay application, barnaamij ku shaqeeya mobileka oo ardayda ka caawinaya inay afkooda hooyo ku bartaan manhajyada iskuulada lagu barto.

Xanuunnada halista ah ee laga yaabo inuu wax ka taro subagga ay Soomaalidu isticmaasho

Isniin, Noofeembar 13, 2023 ee 5:00:55 GD

Subagga loogu isticmaalka badan yahay dhulka Soomaalida waxaa laga soo saaraa caanaha ariga iyo lo’da inkastoo abaaraha saameeyey deegaannada uu yaraaday helitaankiisa.

Waa qoloma Naadiya, Su’aasha ugu badan ee ay Soomaalida maanta isweydinayaan?

Khamiis, Noofeembar 9, 2023 ee 3:51:30 GD

Kadib guushii shalay ee Naadiya Maxamed, oo loo doortay duqa magaalada St. Louis Park ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, ayaa arrintaasi mar kale soo shaac baxday.

Ayaan Kaaba iyo jaceylkii ay u tahriibtay: ‘Sababta aan ninkeyga ugu tilmaamay Walaal, Soomaaliduna waa wada sirdoon’

Isniin, Noofeembar 13, 2023 ee 7:20:36 GH

Markii uu soo baxay warka la xidhiidha xaflada arooska Ayaan Kaaba iyo seygeeda Cabdi Daysane toddobaadkii hore ayay dadka internetku adeegsida bilaabeen inay dib u baadhaan xidhiidhka horey uga dhexeeyay lamaanahan cusub.

‘Sida aan kusoo noolaaday ayay i weydiiyaan’: Fanaanadii Waayaha Cusub ee geerideeda la faafiyay oo BBC la hadashay

Arbaco, Noofeembar 8, 2023 ee 8:27:39 GH

Muddo ka badan shan iyo toban sano ayaa lagu tirinayay inay geeriyootay Mulki Buraale, oo ah gabadh heesaa ah, oo ka tirsanyd kooxdii Waayaha Cusub ee hormuudka mar u ahayd fanka casriga ah ee Soomaalida

Waa qoloma Naadiya, Su’aasha ugu badan ee ay Soomaalida maanta isweydinayaan?

Khamiis, Noofeembar 9, 2023 ee 3:51:30 GD

Kadib guushii shalay ee Naadiya Maxamed, oo loo doortay duqa magaalada St. Louis Park ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, ayaa arrintaasi mar kale soo shaac baxday.

"Faa'iidada" laga helo in lammaanaha ay kala seexdaan labo sariirood

Talaado, Noofeembar 7, 2023 ee 5:24:40 GD

Dhab ahaantii, hurdo la'aantu waxay kordhisaa khatarta ah inaad ku dhacdo xaalado caafimaad oo halis ah, oo ay ku jiraan cayilka, sonkorowga iyo cudurada wadnaha, sida uu qabo Harvard Medical School.

Sida ninkii kalaabyada ka niikin jiray u noqday Sheekh caan ka ah Soomaalida dhexdeeda

Jimco, Oktoobar 20, 2023 ee 5:20:00 GH

Waa mid ka mid ah Culimada Diinta Soomaalida ee doorka weyna ku leh dacwada diinta ee Bariga Afrika,wuxuu lahaa aasaaska mid ka mida Iskuulada Islaamiga ee ugu weyn Kenya gaar ahaan Nairobi.

Israa'iiliyiin ka sheekeeyay yaabkii ay la kulmeen markii ay falastiiniyiintu albaabada ku soo garaaceen

Axad, Oktoobar 8, 2023 ee 4:07:25 GH

Qaar badan ayaa dhuumanaya, iyagoo sheegaya inay maqlayaan rasaas, halka qaar kalena aysan heli karin dadka maqan.

Janaraalkii hogaaminayay ciidamada ilaalinta nukliyeerka Ruushka oo lagu dilay qarax ka dhacay Moscow

__

Ku soo dhawaada tebinteenna tooska ah ee maanta

Hogaamiyaha Suuriya oo BBC-da uga warramay khatarta Suuriya ee caalamka iyo reer Galbeedka

__

Ku soo dhowaada tebinta tooska ah ee BBC-da

Dunida Iyo Maanta

Jimco, Febraayo 28, 2025 ee 2:59:30 GD

Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.

Dunida Iyo Maanta

Khamiis, Febraayo 27, 2025 ee 2:59:30 GD

Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.

Dunida Iyo Maanta

Arbaco, Febraayo 26, 2025 ee 2:59:30 GD

Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.

Dunida Iyo Maanta

Talaado, Febraayo 25, 2025 ee 2:59:30 GD

Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.

Idaacadda Subaxnimo

Jimco, Febraayo 28, 2025 ee 4:29:00 GH

Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.

Idaacadda Subaxnimo

Khamiis, Febraayo 27, 2025 ee 4:29:00 GH

Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.

Idaacadda Subaxnimo

Arbaco, Febraayo 26, 2025 ee 4:29:00 GH

Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.

Idaacadda Subaxnimo

Talaado, Febraayo 25, 2025 ee 4:29:00 GH

Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.